Xubno wasiiro ah oo booqday deegaano kamid ah Galgaduud iyo Hiiraan

Xubno ay hogaaminayaan Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibadda Mahad Maxamed Salaad iyo Xildhibaanad Jawaahir Axmed Cilmi oo Labadii maalin ee lasoo dhaafay Socdaal ku marayay deegaano kamid ah Gobolada Galgaduud iyo Hiiraan ayaa sheegay in dadka ku dhaqan halkaasi ay Gargaar  bani’adanimo u baahanyihiin.

Xildhibaanad Jawaahir oo la hadashay Radiyaha Bar-kulan ayaa sheegtay in ay socdaal kusoo mareen deegaanada Matabaan, Geeri jir iyo Qodqod Wexeyna maanta kulamo la qaateen dadka deegaanka.

Wafdigaan ayaa wexey soo kormeereen Xarumaha Waxbarashada iyo Caafimaadka, wexeyna sheegeen in dhibaato caafimaad iyo mid waxbarasho ay ka jiraan deegaanadaasi

Dowladda Soomaaliya. Hey’adaha Gargaarka iyo Qurba joogta Soomaalida ayey ka codsadeen in dadkaasi ay gargaar lasoo gaaraan.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video

Latest News

5 AMISOM oo agab gudoonsiisay booliska Soomaaliyeed ee Baydhabo
- Feb 16, 2015
Ciidamada booliska ee AMISOM ayaa agab gudoonsiiyay ciidamada booliska Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada ...
Abaaraha-Wadanka-620x330 UNOCHA oo sheegtay iney soo wanaagsaneyso xaalada Bini’aadanimo dalal Soomaaliya ay ku jirto
- Feb 16, 2015
Hayada Bini’aadanimada Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa soo saartay warbixin ay kaga hadleyso horumarka ...
milner-433x300 Liverpool, Arsenal & Inter Oo Qiimeynaya Xaalada James Milner Kaasoo Heshiis Afar Sanno Ah Ka Doonaya Manchester City.
- Feb 15, 2015
James Milner waxa uu doonayaa inuu inta ka hartay waayihiisa ciyaareed ku dhameysto Manchester ...
xildhibaano168-620x330 Xildhibaanada beelaha Hawiye oo soo saaray go’aan ka kooban shan qodob
- Feb 15, 2015
Xildhibaanada Beelaha Hawiye ugu jira baarlamanka Soomaaliya ayaa shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaasi ...
galaal Gen. Galaal: “DF ayaa qastay Guriceel,DAACISH ayaa laga abuurayaa, Ahlu-Suna waxa ay mudneyd in loo…”
- Feb 15, 2015
Iyadoo weli Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud laga dareemaayo xiisado colaadeed oo u dhexeeya ...
xasan-2 Madaxweyne Xasan oo ka hadlay arrin muhiim ah oo lagu eedeynayay DFS
- Feb 15, 2015
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa uu ka hadlay ...