Dowladda Kenya oo qiratay in Sarkaal Muhiim ah Al shabaab ka dileen

Sarkaal ka tirsanaa Laanta Dembi Baarista ee Booliska Kenya ayaa xalay lagu diley Liboi oo ka tirsan degaanka Gaarisa.

Taliyaha Dembi Baarista ee gobolka Waqooyi Bari Kenya Musa Yego ayaa sheegey in dabley aan haybtooda la garaneyn ay Mohamed Siraj Adan Yarow toogteen xilli uu ka soo baxayey masjid ku yaalla Liboi oo ku taalla xadka Kenya iyo Somalia.

Al Shabaab ayaa la rumeysan yahay inay ka dambeeyeen Dilka, waxaana warbaahintooda laga soo xigtay in Kooxo ka mid ah Ciidankooda ay fuliyeen Weerarkaas,iyaga oo sheegay inay beegsanayaan cid kasta oo la shaqeysa Kenya.

Al Shabaab ayaa shegtay Mas’uuliyada weerarkii dadka badan ay ku dhinteen ee Westgate.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video

Latest News

dhrjk Aadan Dheere”Qof aan Maamulku Ogeyn Guri lagama kireyn karo”DHAGEYSO
- Nov 23, 2014
Iyadoo Dhawaanahaanba Ciidamada Amaanka ay Degmooyinka Gobolka banaadir ka wadeen Howlgalo balaaran oo amaanka ...
caasimada-muqdisho-940x400 DAAWO: Barnaamij Xiiso Badan oo laga diyaariyay Nolasha Xayawaanka Muqdisho + Video
- Nov 23, 2014
    HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA
Gaalkacyo-Allsomali24-Media-Online DHAGEYSO:- Shacabka Gaalkacyo oo dalab loo jeediyay
- Nov 23, 2014
Shacabka ku dhaqan degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa laga dalbaday inay ka qeyb ...
dhuxul-dhofin1 DHAGEYSO:- Amar lagu bixiyay iibinta dhuxusha Degmada Baraawe
- Nov 23, 2014
Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose ayaa adkeeyay amar kasoo baxay madaxweynaha Soomaaliya oo ku aadanaa ...
Jawaari DHAGEYSO:- Gudoomiye Jawaari oo Jabuuti kula kulmay gudoomiyaal baarlamaan
- Nov 23, 2014
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa kulamo kala ...
??????????????????????????????? DHAGEYSO:- Maamulka Jubba oo cadaalad loogu baaqay
- Nov 23, 2014
Iyadoo maalintii shalay dil uu ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa ...