Man United Oo Ku Cadaadinaysa Aston Villa Saxiixa Ron Vlaar.

Kooxda Man United ayaa cadaadis xoogan ku saaraysa kooxda Aston Villa inay ka iibiso kabtankooda Ron Vlaar suuqa kala iibsiga ee janaayo.

Daily Star ayaa daabacday in maamulka sare ee kooxda United aysan doonayn inay sugaan ilaa dhamaadka xiliciyaared kan si ay bilaash ugu qaataan 29 jirkaan daafaca ka ciyaara.

United ayeey haysataa dhibaato dhanka difaaca ah taas ayaana keentay in tababare Louis Van Gaal uu kutaliyo in kooxda lakeeno Ron Vlaar bishaan janaayo.

Qandaraaska Ron Vlaar ee kooxda Aston Villa ayaa ku eg dhamaadka xiliciyaareed kan, United ayaana diyaar la ah inay laacib kaan ku dalbato 1.5 milyan oo Ginni.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video

Latest News

5 AMISOM oo agab gudoonsiisay booliska Soomaaliyeed ee Baydhabo
- Feb 16, 2015
Ciidamada booliska ee AMISOM ayaa agab gudoonsiiyay ciidamada booliska Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada ...
Abaaraha-Wadanka-620x330 UNOCHA oo sheegtay iney soo wanaagsaneyso xaalada Bini’aadanimo dalal Soomaaliya ay ku jirto
- Feb 16, 2015
Hayada Bini’aadanimada Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa soo saartay warbixin ay kaga hadleyso horumarka ...
milner-433x300 Liverpool, Arsenal & Inter Oo Qiimeynaya Xaalada James Milner Kaasoo Heshiis Afar Sanno Ah Ka Doonaya Manchester City.
- Feb 15, 2015
James Milner waxa uu doonayaa inuu inta ka hartay waayihiisa ciyaareed ku dhameysto Manchester ...
xildhibaano168-620x330 Xildhibaanada beelaha Hawiye oo soo saaray go’aan ka kooban shan qodob
- Feb 15, 2015
Xildhibaanada Beelaha Hawiye ugu jira baarlamanka Soomaaliya ayaa shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaasi ...
galaal Gen. Galaal: “DF ayaa qastay Guriceel,DAACISH ayaa laga abuurayaa, Ahlu-Suna waxa ay mudneyd in loo…”
- Feb 15, 2015
Iyadoo weli Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud laga dareemaayo xiisado colaadeed oo u dhexeeya ...
xasan-2 Madaxweyne Xasan oo ka hadlay arrin muhiim ah oo lagu eedeynayay DFS
- Feb 15, 2015
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa uu ka hadlay ...