Maamulka Jubba oo hal arin beeniyay Sheegayna in….

Geele Maxamed Aadan Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Maamulka Jubba oo la hadlay warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in been abuur ay tahay wararka sheegaya in Ciidamada Jubba ay dad gaar ah ku dilaan Magaalada Kismayo.

Waxa uu sidoo kale sheegay in arrintaasi aysan ahayn mid xaqiiqo ah isla markaana laga been abuurayo Saraakiisha iyo Ciidamada Maamulka Jubba

Geelle Maxamed Aadan ayaa intaasi ku daray in shaqsiyaadka arrimahaasi ka sheegayo Warbaahinta ay yihiin kuwa neceb nabada iyo hormarka Maamulka Jubba isla markaana ay doonayaan in ay isku diraan beelaha daga Gobolkaasi.

Ciidamada Maamulka Jubba ayaa inta adan waxa lagu eedeeyaa dilalka ka dhaca Magaalada Kismaayo, waxana Shalay Magaalada Kismaayo ka furmay Shir loogu hadlaayay dhismaha xubnaha Baarlamaanka ee Maamulkaasi.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video

Latest News

3 SAWIRO Muuqaalka Quruxda badan ee isbitaal Digfeer
- Jan 25, 2015

DSC03795-620x264 Terminalka Aadan Cadde oo xariga laga jaray
- Jan 25, 2015
Waxaa xariga laga jaray terminalka cusub ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ee caasimada ...
???????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????? Erdogan oo Muqdisho yimid iyo soo dhaweyn loo sameeyay
- Jan 25, 2015
Waxaa goordhow garoonka diyaaradaha ee magaaladA Muqdisho soo gaaray madaxweynaha dalka Turkiga Rajjab Dayib ...
deg deg Deg Deg : Diyaaradii waday Madaxweyne Erdogan oo ka soo Duushay Djabouti.
- Jan 25, 2015
Wararka aanu hadda ka heleeyno Garoonka diyaaradaha Magaalada Djabouti Ee Caasimada wadanka Djabouti ayaa ...
??????????????????????????????? DAAWO Sawiro qurux badan & Aadan Airport
- Jan 25, 2015

??????????????????????????????? Sawiro Xasan Sheikh oo Muqdisho kasoo dagay
- Jan 25, 2015