Sports

messi_ronaldo

Ciyaarta Tirooyinka: Messi Iyo Ronaldo Oo Ku Tartamaya Rikoorka Champions League.

Iyadoo Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ay ku dagaalamayaan inay kubada cagta u qaadaan heerkii ugu sareysa, rikoorka gooldhalinta Champions League ayaa ah meeshii ugu

Continue Reading »

Qeybta Sports

Sanabka_muqdisho

DAAWO:- Xasuustii Kacaanka 21- October

Maanta waa maalin xasuus leh oo ku weyn dadka Soomaaliyeed waana 21-october. Halkaan ka daawo muuqaalo xasuus leh

Sports Archives

Arsenal-Vs-Hull-City-e1413606905692
Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal v Hull City.
- Oct 18, 2014
Tababare Arsene Wenger ayaa kaydka soo fariisiyay Arteta iyo Ramsey kuwaas oo ku dhaawacmay kulankii Tottenham. Dhanka kale Bellerin ayaa ku soo bilowday daafaca midig maadama uu ganaax ku maqanyahay Chambres ...
Matabaan
Xubno wasiiro ah oo booqday deegaano kamid ah Galgaduud iyo Hiiraan
- Oct 12, 2014
Xubno ay hogaaminayaan Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibadda Mahad Maxamed Salaad iyo Xildhibaanad Jawaahir Axmed Cilmi oo Labadii maalin ee lasoo dhaafay Socdaal ku marayay deegaano kamid ah Gobolada Galgaduud ...
Q
DEG DEG :- Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho
- Oct 12, 2014
Toban qof ayaa ku dhimatay in kabadanna wey ku dhaawacmeen qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo fiidkii caawa ka dhacay  maqaayad lagu shaaheeyo oo lagu magacaabo ...
2
Dhismaha Waddo Laami ah oo laga bilaabay Magaalada Gaalkacyo
- Oct 12, 2014
Dhismaha waddo Laami ah oo horey loo dhagax dhigay ayaa wexey ka bilaabatay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug. Seynab Cusmaan Cali Caato oo ah Madaxa Shirkadda dhiseysa Wadaddaan Laamiga ah ...
1
Shir looga hadlayay Siyaasadda Deegaanka oo ka furmay Magaalada Garoowe
- Oct 12, 2014
Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland waxaa Maanta ka furmay Shir looga hadlayo Siyaasadda Deegaanka, waxaana ka qeyb galay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Ra’iisul wasaaraha ...
Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu
Al-Shabaab oo afar nin ku dishay Baraawe
- Sep 30, 2014
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xaqiijinaya in kooxda Al-Shabaab ay galinkii dambe ee Isniinta ku dishay degmada Baraawe afar nin oo ay ku eedeysay inay u basaasayeen sirdoonka ...
Kampala
Soomaalida Kampala oo ka hadashay dhibaatada tahriibka
- Sep 30, 2014
Kulan looga hadlayay dhibaatada tahriibka uu ku hayo dhallinyarada Soomaalida iyo sida looga hortagi karo ayaa lagu qabtay magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda. Kulanka oo ay si wadajir ah u ...
Lughaye
Maamulka Degmada Lughaya oo ka warbixiyay adeegyada bulshada
- Sep 30, 2014
Maamulka degmada Lughaya ee G/Awdal ayaa ka warbixiyay qorshe uu doonayo inuu wax uga qabto howlaha amaanka, caafimaadka, waxbarashada iyo nolosha dadka ku barakacay gobolka. Guddoomiyaha Golaha Deegaanka degmada Lughaya , ...

Next Page »