Wararka

20141218635544936690267576P1140071-466x350

M/weyne Xasan oo Kismaayo uga qeyb galay Sagootin loo sameeyay Ciidanka Seirra Leone”Sawiro”

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo  maanta gaaray magaalada Kismaayo ayaa ka qeyb galay munaasabad  lagu sagootinayay Ciidamada Seirra Leone ee  ka midka ah  Ciidamada  Midowga

Continue Reading »

Qeybta Wararka

a-shariif-xasan

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Magacaabay Wasiiro

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya  Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa Galabta Magacaabay Wasiiro Hor dhac ah oo ka tisan Maamulka Koofur Galbeed. Wasiirada ayaa

Continue Reading »

Wararka Archives

1536197
Ciidamada sierra leone oo Maanta Somalia iskaga baxaya iyo Madaxweynaha oo sagootinaya
- Dec 18, 2014
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Saaka Waxaa ay u Dhoofeen Magaaladda Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose Haalkaas oo ay ...
141217180536_cuba_eeuu_castro_obama_discursos_640x360_afpgetty_nocredit
Mareykanka iyo Cuba oo Heshiinaya
- Dec 18, 2014
Madaxwaynayaasha Maraykanka iyo Cuba, Barack Obama iyo Raul Castro ayaa ku dhawaaqay in Maraykanka iyo Cuba ay bilaabi doonaan wadahadalo bilaha soo socda, kuwaas oo looga gol leeyahay in dib ...
Breaking_news-620x3301
Deg Deg:54 askari oo toogasho lagu xukumay
- Dec 18, 2014
Maxkamad ay leeyihiin ciidammada Nigeria ayaa xukun dil ah ku riday 54 askari, oo lagu helay in ay diideen la dagaalanka ururka Boko Xaraam. Askarta ayaa lagu helay ammar diido ah ...
baarlamaanka
Xildhibaano ka horyimid Magacaabista Ra,iisul Wasaaraha Cusub
- Dec 18, 2014
Iyadoo galabnimadii shalay uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku dhawaaqay Ra’isul wasaaraha dalka inuu yahay Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxaa arrintaasi ka hor imaaday Xildhibaano ka tirsan BF Somalia. Xildhibaanada ka ...
afgooye
Bambooyin Xalay lagu weeraray Fariisimo Ciidan
- Dec 18, 2014
Fariisimo Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa lagu waramayaa in Xalay lagu Weeraray Bambaanooyinka Gacanta laga Tuuro. Ilaa Saddex Bam Gacmeed ayaa lagu Tuuray ...
xasan-sheekh-dhoofitaan
Madaxweynaha Somalia iyo wafdi uu hogaaminayo oo Kismaayo ku wajahan
- Dec 18, 2014
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Saaka Waxaa ay u Dhoofeen Magaaladda Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose Haalkaas oo ay ...
unnamed-27-466x350
Qaxooti Soomaali ah oo banaanbax ka hordhigay Xarunta Baarlamaanka Holand
- Dec 18, 2014
Qaxootiga ku nool wadanka Hollan ee Banaaka La soo dhigay oo ay ku jiraan Soomaali ayaa waxaa ay bananbax cabasho ah ka sameeyeen Magaalada Denmaag ee Wadanka Holland oo Xarun ...
muungaab
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo taageeray Magacaabista Cumar Cabdi Rashiid
- Dec 18, 2014
War qoraal ah oo kasoo xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xueen “Muungaab  ayaa lagu soo dhaweeyay, laguna taageeray magacaabista uu madaxweyne Xasan Shikh maxamud  u magacaabay ra’iisul ...

Next Page »